Al Shabaab oo Weerar Qarax ku bilowday ku qaaday Saldhig ay joogaan Ciidamo Mareykan ah

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday saldhig ciidan oo kuyaala garoonka Balli-Doogle ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaas ay joogaan ciidamo isugu jira Soomaali iyo Mareykan. Weerarka Al Shabaab ku qaadeen xerada ciidanka Balli-Doogle ayaa la sheegay in uu ku bilowday gaadiid waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo lagu weeraray halka laga gelo … Continue reading Al Shabaab oo Weerar Qarax ku bilowday ku qaaday Saldhig ay joogaan Ciidamo Mareykan ah